Lamaane Geeridooday u Dhaxeysay Saacado yar iyo Warbaahinta oo hadal heysa

Lamaane kasoo jeeda dalka Ingiriiska ayaa geeridooda u dhaxeysay saacado kooban, waxaana lamaanahan ku noolaayeen kuna geeriyoodeen magaalada Market Drayton ee dalka Australia. Jason Francis, oo 29 jir ah, ayaa geeriyooday xili uu kusii jeeday gurigiisa kadib markii uu jiiray gaari xowli ku socday, waxaana geeridan si weyn uga naxday gabadha ay lamaanaha ahaayeen Alice Robinson. Gabadhan … Continue reading Lamaane Geeridooday u Dhaxeysay Saacado yar iyo Warbaahinta oo hadal heysa